Waxaan soo bandhignaa guryaha & goobaha ganacsi ee kirada ah.
Kiro Sahal waa website lagu kala kiraysto guryaha & goobaha ganacsi ee kuyaala dalka, waxaan fududaynay isku xirka kireeyaha iyo kireystaha.